Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha xarunta Xalane ee magaaladsa Muqdisho loogu geestay Almaas Elman Cali Axmed. Dowlada Soomaaliya ayaa ugu horey tacsi tiiraanyo leh u dirtay eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Almaas Elman, waxa ayna dowlada sheegtay in ay socdaan baaritaano ku aadan sida uu … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane